HomeWararDiyaarad khaas ah sida Guddoomiyaasha labada Aqal iyo Madaxweynihii hore oo ka...

Diyaarad khaas ah sida Guddoomiyaasha labada Aqal iyo Madaxweynihii hore oo ka soo duushay Istanbul

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Saaka abaaba 7:00 ayaa waxaa  Garoonka diyaaradaha Istanbul ka soo kacday Diyaarad qaas ah oo sida wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayna wehliyaan Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole.   Masuuliyantan  ayaa ka mid ahaa dadkii ku go’doomay dalka Turkiga, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saaka abaaba 7:00 ayaa waxaa  Garoonka diyaaradaha Istanbul ka soo kacday Diyaarad qaas ah oo sida wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayna wehliyaan Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole.

 

- Advertisement -

Masuuliyantan  ayaa ka mid ahaa dadkii ku go’doomay dalka Turkiga, bil ka hor markii Adduunka oo dhan uu haliyay duulimaadyadii, kaddib markii cudurka safmarka ee Coronavirus uu ka dilaacay, ayna dad badan u dhinteen, kuwo kale oo aad u fara badan uu soo ritay.

Maxamed Mursal Iyo Abdi Xaashi ayaa ku sugnaa dalka Turkiga, intii uu fasax ku jiray baarlamaanka labada aqal, waxaana ay wadajir u soo saareen baaq ku saabsan in furitaanka kulamada Baarlamaanka dib loo dhigay, sababo la xiriira Coronavirus.

maalmaha ciida kadib ayaa lagu wadaa in barlamaanka la fariisin doono

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts