HomeWararSiyaasigii aflagaadeeyey Caa’isha Romano oo raalli-gelin bixiyey

Siyaasigii aflagaadeeyey Caa’isha Romano oo raalli-gelin bixiyey

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Siyaasiga Alessandro Pagano oo ka tirsan Isbahaysiga Mucaaradka ee Lega Nord ee dalka Talyaaniga ayaa ka noqday hadalkii gefka ah ee uu shalay ku jeediyey Kulankii Aqalka Hoose ee Barlamaanka Talyaaniga. Waxa uu ku tilmaamay Haweeneydii Talyaaniga ee dhawaan qaadatay Diinta Islaamka ee Caa’isha Romano inay tahay waxa uu ugu yeeray Argagixisa Cusub, waa sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiga Alessandro Pagano oo ka tirsan Isbahaysiga Mucaaradka ee Lega Nord ee dalka Talyaaniga ayaa ka noqday hadalkii gefka ah ee uu shalay ku jeediyey Kulankii Aqalka Hoose ee Barlamaanka Talyaaniga.

Waxa uu ku tilmaamay Haweeneydii Talyaaniga ee dhawaan qaadatay Diinta Islaamka ee Caa’isha Romano inay tahay waxa uu ugu yeeray Argagixisa Cusub, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

 

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay inuu hadalkaasi ugu dan lahaa inuu ku mucaarado Dowladda Talyaaniga ee ma ahayn mid aan iyaga ku weerarayey.

Alessandro Pagano waxa uu tilmaamay inuu hadalkiisa toos ugu socday Dowladda Talyaaniga oo uu sheegay inay Laaluush bixiyeeen iyo inay Soo-dhaweyn Heer Sare ah u sameeyeen Caa’isha Romano.

- Advertisement -

 

Waxa uu intaasi ku daray inuu Haweeneydaasi u muujinayo Midnimo buuxda iyo inuu raalli gelin ka bixinayo haddii uu aflagaadeeyey, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Isbahaysiga Lega Nord, Mattero Salvini waxa uu isku dayey inuu hoos u dhigo hadalka Alessandro Pagano, wuxuuna u rajeeyey iyada inay ku waarto cimri dheer oo farxad leh.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts