HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo Amar Deg-deg ah bixiyay

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo Amar Deg-deg ah bixiyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xaafadaha Magaalada jowhar oo ay fariisteen biyo kadib roobab Magaalada ka da’ayay 24-kii saac ee ugu dambeeyay. Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ayaa soo qiimeeyay saameynta ay biyaha u roobabka u geysteen xaafadaha buulo sheekh kulmis hanti wadaag gaar ahaan bada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xaafadaha Magaalada jowhar oo ay fariisteen biyo kadib roobab Magaalada ka da’ayay 24-kii saac ee ugu dambeeyay.

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ayaa soo qiimeeyay saameynta ay biyaha u roobabka u geysteen xaafadaha buulo sheekh kulmis hanti wadaag gaar ahaan bada cas iyo xaafada horsed ee Jowhar.

- Advertisement -

Qoysas badan oo ku noolaa guryaha ay biyaha fariisteen ayaa halkaas ka barakacay, iyagoo aaday deegaano hoostaga Magaalada Jowhar, waxaana lasoo sheegayaan in halkaas ay ku heysto xaalad adeg, maadaama oo siweyn u da’ay Roobka guga.

Ugu dambeyn Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa amar ku bixiyay in si deg deg ah biyaha looga saaro xaafadaha ay saameeyeen roobabka isagoona goob joog u ahaa inta ay howsha socotay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts