HomeWararRW Kheyre oo fariin Culus u diray Wasaaradda Caafimaadka Dowladda

RW Kheyre oo fariin Culus u diray Wasaaradda Caafimaadka Dowladda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Markale shir Guddoomiyey Shirka Guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19, kaasi oo lagu qabtay Mareegta Internet-ka. Inta uu socday Shirka ayaa waxaa looga hadlay dardargelinta iyo wacyi-gelinta Cudurka halista ah ee  Coronavirus oo in badan 400 oo Kiis laga helay gudaha Magaalada Muqdisho iyo Magaalooyin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Markale shir Guddoomiyey Shirka Guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19, kaasi oo lagu qabtay Mareegta Internet-ka.

Inta uu socday Shirka ayaa waxaa looga hadlay dardargelinta iyo wacyi-gelinta Cudurka halista ah ee  Coronavirus oo in badan 400 oo Kiis laga helay gudaha Magaalada Muqdisho iyo Magaalooyin kale oo ka tirsan dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Barnaamijyadan ayaa la sheegay in bulshada lagu fahamsiinayo khatarta, iyo sida looga gaashaaman karo xanuunka COVID-19, si loo yareeyo faafitaanka Cudurkan.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa faray wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya inay la timaado qorshe ballaaran oo dhamaan dadka looga baarayo Cudurka Coronavirus oo kusiin faafaya Caasimadda  dalka ee Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa inta karaankeed ah la tacaaleysa cudurka  Coronavirus, xilliga gudaha Soomaaliya laga diiwaan geliyey in ka badan 400 oo xanuunkaas ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts