HomeWararMadaxweynaha Puntland oo Mas’uul Cusub Magacaabay

Madaxweynaha Puntland oo Mas’uul Cusub Magacaabay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa xilkii looga qaaday Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Caafimaadka Puntland. Madaxweyne Saciid Deni ayaa xilka Agaasimaha Cusub ee waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Caafimaadka u Magacaabay inuu noqdo Maxamed Xuseen Maxamed (La-xabaal), isagoo bedelaya Mas’uulkii hore ee Maxamuud Axmed Saalax. Madaxweynihii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa xilkii looga qaaday Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa xilka Agaasimaha Cusub ee waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Caafimaadka u Magacaabay inuu noqdo Maxamed Xuseen Maxamed (La-xabaal), isagoo bedelaya Mas’uulkii hore ee Maxamuud Axmed Saalax.

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sanadkii 2018 Maxamuud Axmed u Magacaabay xilka Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka gaar ahaan kuwa maamulka iyo Maaliyadda Maamulkaas ayaa waxaa la faray inay la shaqeeyaan Mas’uulka Cusub ee la magacaabay si uu u guto waajibaadkiisa shaqo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts