HomeWararGuddoomiyaha Maxkamadda G/Banaadir oo shaqo joojin lagu sameeyay

Guddoomiyaha Maxkamadda G/Banaadir oo shaqo joojin lagu sameeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed uu shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Garyaqaan Baashe Yuusuf ayaa shaqada looga joojiyay Muuse Macalin Maxamed oo ahaa Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Banaadir. Wararka ayaa intaas kusii daraya in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed uu shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Garyaqaan Baashe Yuusuf ayaa shaqada looga joojiyay Muuse Macalin Maxamed oo ahaa Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in sababta shaqo joojinta loogu sameeyay Muuse Macalin ay tahay, kadib markii uu Khilaaf soo kala dhexgalay labada Guddoomiye, taasina ay keentay shaqo joojinta.

Sidoo kale xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka ayaa waxaa sii-haaye looga dhigay Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Howlwadaag Cabdisalaan Macalin Cabdi Guure.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts