HomeWararCiidanka Xoogga oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyay deegaano hoostaga deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka Xoogga ayaa howlgal sigaar ah uga sameeyay deegaanada kala ah Faranki, Falgooni iyo gaarilow oo hoostaga deegaanka Jannaale, waxaana halkaas ku sugnaa xubno ka tirsan Al-shabaab. Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyay deegaano hoostaga deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidanka Xoogga ayaa howlgal sigaar ah uga sameeyay deegaanada kala ah Faranki, Falgooni iyo gaarilow oo hoostaga deegaanka Jannaale, waxaana halkaas ku sugnaa xubno ka tirsan Al-shabaab.

- Advertisement -

Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka Lugta Gen. Cabdixamiid Maxamed Dirir, waxaana uu sheegay in inta uu socday howlgalka inay ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab.

Taliye Cabdixamiid ayaa Ciidanka Xoogga dalka faray inay sii wadaan howlgalada ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose iyo deegaanada kale ee dalka, wuxuuna sheegay in xubno shabaab ah ay isku soo dhiibeen, waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts