HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow lala eegtay Ciidamo ka tirsan Dowladda

DEG DEG:-Qarax Goordhow lala eegtay Ciidamo ka tirsan Dowladda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan Gobolkaas Goordhow qarax lagula eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Soomaaliya. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa Ciidanka Milateriga dowladda lagula eegtay xili ay socdaal ku marayeen deegaanka Muuri ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan Gobolkaas Goordhow qarax lagula eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Soomaaliya.

Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa Ciidanka Milateriga dowladda lagula eegtay xili ay socdaal ku marayeen deegaanka Muuri ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in qaraxa uu haleelay mid kamid ah gaadiidka ay la socdeen Ciidanka dowladda, kaasi oo ay saarnaayeen Askar badan, waxaana qaraxa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dad goobjoogayaal ah ayaa soo sheegaya in qaraxa ay ku dhinteen ilaa iyo 6 Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda, halka saddex kalena dhaawac uu soo gaaray, kuwaasi goobta laga qaaday.

Ilaa iyo hada ma jiro cid sheegatay Mas’uuliyada qaraxaas ka dhacay deegaanka Muuri ee Gobolka Shabeellaha Hoose, hayeeshee qaraxyada noocaan oo kale ayaa waxaa inta badan sheegta Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts