HomeWararPuntland oo soo saartay Amaro horleh oo looga hortegayo COVID-19

Puntland oo soo saartay Amaro horleh oo looga hortegayo COVID-19

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga nabad-galyada Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa Maanta kulan yeeshay Magaalada Garoowe, iyagoona soo saaray Amaro adeg oo looga hortago faafida Cudurka Coronavirus. Qoraal kasoo baxay Guddiga nabad-galyada Gobolka Nugaal ayaa waxaa lagu sheegay  in iyada oo la fulinayo Amarkii Wasaaradda Waxbarashadda Puntland la joojiyo Goobaha Waxbarashadala isugu yimaado sida Iskuulada iyo Jaamacadaha si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga nabad-galyada Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa Maanta kulan yeeshay Magaalada Garoowe, iyagoona soo saaray Amaro adeg oo looga hortago faafida Cudurka Coronavirus.

Qoraal kasoo baxay Guddiga nabad-galyada Gobolka Nugaal ayaa waxaa lagu sheegay  in iyada oo la fulinayo Amarkii Wasaaradda Waxbarashadda Puntland la joojiyo Goobaha Waxbarashadala isugu yimaado sida Iskuulada iyo Jaamacadaha si looga hortego faafida  COVID-19.

- Advertisement -

Waxaa kaloo Dadka ku dhaqan Gobolka Nugaal lagu amray inay joojiyaan Xafladaha, Aroosyada la qabto, Garoonka Ciyaaraha, Odayaasha Siyaasadda ee  isugu yimaada, iyo dhamaan meelaha kale ee dadka isugu tagaan.

Dhinaca kale Guddiga nabad-galyada Gobolka Nugaal ayaa shaaciyay in la mamnuucay keenista, ka Ganacsiga iyo cunista qaadka, waxaana Guddiga ay sheegeen in ciddii u hogaansami weydeyo  amarkaas laga qaadi doono tallaabo adeg iyo ganaac.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ay soo saareen Guddiga nabad-galyada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts