HomeWararGolaha Wakiilada Somaliland oo diiday ansixinta xubno lasoo Magacaabay

Golaha Wakiilada Somaliland oo diiday ansixinta xubno lasoo Magacaabay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas, waxaana Golaha hortegay xubno Cusub ay soo Magacaabeen Xisbiyada WADDANI iyo UCID. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Somaliland ayaa waxaa uu yahay ansixinta laba xubnin oo Xisbiyada Mucaaradka u soo Magacaabeen inay uga mid noqdaan […]

- Advertisement -

Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas, waxaana Golaha hortegay xubno Cusub ay soo Magacaabeen Xisbiyada WADDANI iyo UCID.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Somaliland ayaa waxaa uu yahay ansixinta laba xubnin oo Xisbiyada Mucaaradka u soo Magacaabeen inay uga mid noqdaan Komiishanka cusub ee doorashooyinka.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa ansixin xubnaha ay Xisbiyada WADDANI iyo UCID u soo magacaabeen doorashooyinka Somaliland, kadib markii ay waayeen Codkii ay ku ansixi lahaayeen, iyadoon aan la siin Codka kalsoonida in ay ka mid noqdaan Guddida cusub.

Todobaadkii lasoo dhaafay ayaa Xildhibaanada Somaliland lagu wargeliyay inuu jiro kulan aan caadi aheyn xili dhawaan la fasaxay muddo afar todobaad ah sababo la xiriira faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dalbaday in Xildhibaanada ay kulan isugu yimaadan si ay waajibaadkooda Dastuuriga ah uga gutaan labada Xubnood ee Xisbiyada WADDANI iyo UCID u soo Magacaabeen doorashooyinka Somaliland.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories