HomeWararPuntland oo soo saartay Amaro horleh oo looga hortegayo COVID-19

Puntland oo soo saartay Amaro horleh oo looga hortegayo COVID-19

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Guddiga nabad-galyada Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa Maanta kulan yeeshay Magaalada Garoowe, iyagoona soo saaray Amaro adeg oo looga hortago faafida Cudurka Coronavirus.

Qoraal kasoo baxay Guddiga nabad-galyada Gobolka Nugaal ayaa waxaa lagu sheegay  in iyada oo la fulinayo Amarkii Wasaaradda Waxbarashadda Puntland la joojiyo Goobaha Waxbarashadala isugu yimaado sida Iskuulada iyo Jaamacadaha si looga hortego faafida  COVID-19.

Waxaa kaloo Dadka ku dhaqan Gobolka Nugaal lagu amray inay joojiyaan Xafladaha, Aroosyada la qabto, Garoonka Ciyaaraha, Odayaasha Siyaasadda ee  isugu yimaada, iyo dhamaan meelaha kale ee dadka isugu tagaan.

Dhinaca kale Guddiga nabad-galyada Gobolka Nugaal ayaa shaaciyay in la mamnuucay keenista, ka Ganacsiga iyo cunista qaadka, waxaana Guddiga ay sheegeen in ciddii u hogaansami weydeyo  amarkaas laga qaadi doono tallaabo adeg iyo ganaac.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ay soo saareen Guddiga nabad-galyada.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories