HomeWararWararkii ugu dambeeyay Dil ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Wararkii ugu dambeeyay Dil ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Xarunta Ahlusunna Waljameeca ee Inji ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dhex dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka Ahlusunna. Dilkaan ayaa waxaa la sheegay inuu geystay Askari ilaalo ah Wasiirka amniga maamulka Galmudug Saadaq Sheekh Yuusuf, waxaana tilmaamay in dilkaas uu yimid kadib markii labada Askari uu muran […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Xarunta Ahlusunna Waljameeca ee Inji ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dhex dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka Ahlusunna.

Dilkaan ayaa waxaa la sheegay inuu geystay Askari ilaalo ah Wasiirka amniga maamulka Galmudug Saadaq Sheekh Yuusuf, waxaana tilmaamay in dilkaas uu yimid kadib markii labada Askari uu muran soo kala dhex-galay.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa gacanta lagu dhigay Askarigii dilka geystay, kaasi oo isku dayay inuu ka baxsado Xarunta Ahlusunna Waljameeca ee Inji, waxaana la sheegay in lagu xiray xabsi ku yaalla halkaas.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa marar kala duwan ka dhacay dilal ay geysteen Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaaklka, kuwaasi oo markii dambe gacanta lagu dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts