HomeWararWasiir Beyle oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Somalia

Wasiir Beyle oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya  Mehmet Yilmaz. Kulnka u dhexeeyay Wasiir Beyle iyo Mehmet Yilmaz ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga gaar ahaan arrimo la xiriira  iskaashiga dhaqaalaha iyo horumar ka Maaliyadda dalka. “Dowladda Turkiga waxaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya  Mehmet Yilmaz.

Kulnka u dhexeeyay Wasiir Beyle iyo Mehmet Yilmaz ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga gaar ahaan arrimo la xiriira  iskaashiga dhaqaalaha iyo horumar ka Maaliyadda dalka.

- Advertisement -

“Dowladda Turkiga waxaan uga mahadcelinayaa taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed oo ay ka midtahay Kabka Miisaaniyadda Dowladda (Budget Support)” ayuu yiri Wasiir Cabdiraxmaan Beyle.

Dowladda Turkiga ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u taageera dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana labada dowladood ka dhexeeya xiriir ku saleysan dhinacyo kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts