HomeWararMadaxweynaha K/Galbeed oo xilalkii ka qaaday Wasiiro ka tirsan maamulkiisa

Madaxweynaha K/Galbeed oo xilalkii ka qaaday Wasiiro ka tirsan maamulkiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xilka qaadis ku sameeyay  Wasiiro ka tirsan maamulkiisa, isagoo magacaabay kuwo kale. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa xilalkii laga qaaday Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed, Cabdiramaan Cismaan Malaaq, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Faysal Cabdullaahi Cali iyo Jabriil Maxamuud Aadan Wasiir ku-xigeenkii Waxbarashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xilka qaadis ku sameeyay  Wasiiro ka tirsan maamulkiisa, isagoo magacaabay kuwo kale.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa xilalkii laga qaaday Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed, Cabdiramaan Cismaan Malaaq, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Faysal Cabdullaahi Cali iyo Jabriil Maxamuud Aadan Wasiir ku-xigeenkii Waxbarashada Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Lafta-gareen ayaa xilka Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed u magacaabay Maxamed Yuusuf Xasan, Cabduqaadir Cumar Cabdullaahi ayaa laga dhigay Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha iyo C/fitaax Isaaq Maxamed oo loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada.

Wareegtada xilka qaadis iyo Magacaabista xubnaha Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Koonfur  Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa Warbaahinta u Akhriyay Afhayeenka Madaxtooyadda Koonfur Galbeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts