HomeWararDEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka laga helayo xaafado ka tirsan degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in goordhow uu halkaas uu ka dhacay qarax jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Qaraxaan oo ahaa sida la sheegay mid gaari lagu xiray ayaa ka dhacay wadadda u dhaxeysa Isgooyska Xoosh ee degmada Dharkenley iyo EX: Koontarool […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka laga helayo xaafado ka tirsan degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in goordhow uu halkaas uu ka dhacay qarax jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Qaraxaan oo ahaa sida la sheegay mid gaari lagu xiray ayaa ka dhacay wadadda u dhaxeysa Isgooyska Xoosh ee degmada Dharkenley iyo EX: Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa Idacada dalsan u xaqiijiyay in qaraxu uu ahaa mid ku xiranaa gaari aan la aqoonsan cidda iska leh iyo u jeedada loo bartilmaameedsaday.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska ayaa markiiba goobta gaaray waxaana la maqlay rasaas kooban oo muddo yar socotay welina faahfaahin hay’adaha amnigu kama aysan bixin qaraxaas.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts