HomeWararJubbaland oo sheegtay in ay isku soo dhiibeen Ciidamo ka soo goostay...

Jubbaland oo sheegtay in ay isku soo dhiibeen Ciidamo ka soo goostay Dowladda Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in ay isku soo dhiibeen ciidamo ka soo goostay dowladda fedraalka Soomaaliya,isla markaana ay sheegeen in ay u sameeyeen soo dhaweyn. Afhayeen laamaha amniga ee Jubbaland Cabdinuur Ibraahim ayaa saxaafada u sheegay in ciidamada ku soo biirey ay isugu jiraan kuwo Haramcadka loo yaqaan iyo ciidamo kale oo Boolis ah sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in ay isku soo dhiibeen ciidamo ka soo goostay dowladda fedraalka Soomaaliya,isla markaana ay sheegeen in ay u sameeyeen soo dhaweyn.

Afhayeen laamaha amniga ee Jubbaland Cabdinuur Ibraahim ayaa saxaafada u sheegay in ciidamada ku soo biirey ay isugu jiraan kuwo Haramcadka loo yaqaan iyo ciidamo kale oo Boolis ah sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay uu sheegay Afhayeenka laamaha amniga ee Jubbaland in Ciidamadan ay ka soo tageen Magaalooyinka Doolow iyo Beled-Xaawo waxaana ay la kulmeen Wasiirka Amniga Jubblanad Cabdirashid Janan,”ayuu yiri afhayeenka.

Dhinaca kalana afhayeenka ma uusan sheegin tirade Askarta uu sheegay in ay ka soo goosteen ciidamad dowladda fedraalka Soomaaliya,marka laga soo tago hadalka Jubbaland ilaa iyo haatan saraakiisha ciidamadu kama aysan hadal sheegashada Jubbaland eek u aaddan ciidamada ka soo goostay dowladda.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts