HomeWararMadaxweynaha Cusub ee Galmudug oo Goordhow la doortay

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo Goordhow la doortay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Galmudug ayaa Goordhow Magaalada Dhuusamareeb ku doortay Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Galmudug garabka dowladda Federaalka Soomaaliya. Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ku tartamay ilaa iyo Afar musharax, waxaana ku jiray Musharax tan iyo markii ay bilaabatay Doorashada Galmudug loo saadaalinayay inuu ku guuleysan doono xilka Galmudug. Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Galmudug ayaa Goordhow Magaalada Dhuusamareeb ku doortay Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Galmudug garabka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ku tartamay ilaa iyo Afar musharax, waxaana ku jiray Musharax tan iyo markii ay bilaabatay Doorashada Galmudug loo saadaalinayay inuu ku guuleysan doono xilka Galmudug.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa ku dhawaaqay in xilka Madaxweynaha dowlad Goboleedka loo doortay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor), kaasi oo helay 66 Cod.

Musharaxiinta kale ee la tartan Axmed Qoor-qoor ayaa kala helay Codadka kala ah

Axmed Shir Maxamed 1-Cod

- Advertisement -

Cabdullahi Samatar 9-Cod

Sabriye 1-Cod

Sidoo kale waxaa Goordhow la guda geli doonaa Doorashada Madaxweyne ku-xigeenka  Galmudug, waxaana xilkaas ku tartamaya ilaa iyo 5 Musharax oo uu ku jiray Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts