HomeWararAqalka Sare oo Baaq Deg-deg ah kasoo saaray Colaad taagan

Aqalka Sare oo Baaq Deg-deg ah kasoo saaray Colaad taagan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Mudanayaasha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadooda ay tahay Jubbaland ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleedyada ka taagan deegaano duleedka ka ah Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed. Senator Axmed Macalin Cumar (Nadiir) oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa ku baaqay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mudanayaasha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadooda ay tahay Jubbaland ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleedyada ka taagan deegaano duleedka ka ah Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed.

Senator Axmed Macalin Cumar (Nadiir) oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo colaadaha ka taagan duleedka Kismaayo si loo baajiyo dhiigga shacabka ee micnadarada ku daadanaya.

- Advertisement -

“ Waxaan ku baaqayaa in si deg deg ah oo shuruud la’aan ah joojiyo colaadaha ka taagan duleedka Kismaayo si loo baajiyo daadashada dhiigga dadka Shacab ah oo qubanaya”.ayuu yiri Senator Axmed Macalin Cumar Nadiir.

Colaad beeleedyadan oo ka dhacay deegaanka Dalsan oo qiyaas ahaan 20-km u jira magaalada Kismaayo ayaa wuxuu salka ku hayaa Ceel-biyood laga qoday deegaanka, waxaana dagaalkaas uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts