HomeWararMadaxweynaha Puntland oo kulamo kala duwan ka wada Magaalada Nairobi

Madaxweynaha Puntland oo kulamo kala duwan ka wada Magaalada Nairobi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa shalay si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada  Nairobi ee dalka Kenya iyaa oo ay soo dhaweyntiisa ka qeybqaateen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalkaas. Isaga oo dadkii soo dhaweeyay kula hadlayay garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi ayuu sheegay inta uu ku suganyahay caasimadda Kenya in uu kulamo kala duwan uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa shalay si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada  Nairobi ee dalka Kenya iyaa oo ay soo dhaweyntiisa ka qeybqaateen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalkaas.

Isaga oo dadkii soo dhaweeyay kula hadlayay garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi ayuu sheegay inta uu ku suganyahay caasimadda Kenya in uu kulamo kala duwan uu la qaadan doono bulshada qeybaheeda kala duwan,isaga oo kala hadli doona xaaladda dalka iyo kaalinta Soomaalida ku nool dalkaasi.

- Advertisement -

Warar soobaxaya ayaa sheegaya in magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ay kuwada suganyihiin madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed C/Casiis Xasan Maxamed Laftagareen madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo madaxweynaha Puntland oo shalay gaaray isla markaana kulamo ay ku yeelan doonaan halkaas.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts