HomeWararONLF oo ku biirtay Isbahaysi cusub oo looga dhawaaqay Itoobiya

ONLF oo ku biirtay Isbahaysi cusub oo looga dhawaaqay Itoobiya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kdib kulan ka dhacay magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya aya ururka ONLF waxa ay sheegeen in ay si rasmi ah ugu biireen Isbaheysi siyaasadeed oo looga dhawaaqay Itoobiya iyaga o ku biiraya Xisbiyada Siyaasadeed eek a jira dalkaas. Isbahaysigan cusub ee uu ku biiray Ururuka ONLF ayaa lagu magacaabaa Alliance Multination Democractic Federalism (AMDF), […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kdib kulan ka dhacay magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya aya ururka ONLF waxa ay sheegeen in ay si rasmi ah ugu biireen Isbaheysi siyaasadeed oo looga dhawaaqay Itoobiya iyaga o ku biiraya Xisbiyada Siyaasadeed eek a jira dalkaas.

Isbahaysigan cusub ee uu ku biiray Ururuka ONLF ayaa lagu magacaabaa Alliance Multination Democractic Federalism (AMDF), waana mid ka mid ah ururada taageera Nidaamka qowmiyadaha badan ee Federaalka Dimuqraadiga ah ee dalka Itoobiya.

- Advertisement -

Dhinaca kalana Guddoomiyaha guud ee Ururka ONLF  Cabdiraxmaan Sheikh  Mahdi Maadeey, ayaa Ururka ONLF u saxiixay ku biirista Isbahaysigaan Siyaasadeed.

Guddiga doorashada Dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in 1-dabisha August sanadkan 2020ka ay dalkaas ka dhaceyso doorashada guud,iyada o Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed uu wajahayo tartan culus oo ah kala aragti duwanaanta qowmiyadaha oo kusii fiayo Itobiya.

ONLF oo ku biirtay Isbahaysi cusub oo looga dhawaaqay Caasimada Itoobiya

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts