HomeWararMareykanka oo Duqeyntii ugu horeysay 2020 ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Mareykanka oo Duqeyntii ugu horeysay 2020 ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano AFRIOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo saacadihii lasoo dhaafay uu ka fuliyay deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta ay ka dhacday deegaan lagu magacaabo Bacow oo ku yaalla duleedka Degmada Afgooye ee Shabeellaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano AFRIOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo saacadihii lasoo dhaafay uu ka fuliyay deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta ay ka dhacday deegaan lagu magacaabo Bacow oo ku yaalla duleedka Degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose, isla markaana lagu dilay 3 Sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano AFRIOM ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka wax Khasaaro ah uusan soo gaarin dad shacab oo ka Agdhawaa deegaanka Bacow.

Dhinaca kale dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal Ciidanka Danab ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay Saraakiil badan oo ka tirsa Al-shabaab.

Waa duqeyntii ugu horeysay in Sanadkan Cusub ee 2020-ka Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo sanadkii tegay 2019 Mareykanka gudaha dalka uu ka fuliyay duqeymo badan oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts