HomeWararDil ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo faah-faahin kasoo baxeysa

Dil ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo faah-faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xalay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku dilay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan Ciidanka maamulka Puntland. Dilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Boosaaso, waxaana Sarkaalka ka tirsanaa Ciidanka Puntland u geystay rag dhalinyaro oo ku hubeysnaa Bastoolado, isagoo u geeriyooday rasaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xalay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku dilay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan Ciidanka maamulka Puntland.

Dilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Boosaaso, waxaana Sarkaalka ka tirsanaa Ciidanka Puntland u geystay rag dhalinyaro oo ku hubeysnaa Bastoolado, isagoo u geeriyooday rasaas lagu  dhuftay.

- Advertisement -

Sarkaalka la dilay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Cise Ducaale oo ku magac dheeraa (Cige Ducaale), waxaana goobta uu falka ka dhacay ka baxsaday ragii ka dambeeyay dilkaas.

Intaasi kadib Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Boosaaso ayaa tegay goobta, iyagoo kasoo qaaday Meydka Cige Ducaale, waxaana halkaas ay ka sameeyeen Ciidamada baaritaano kooban oo ay ku raadinayan ragii fuliyay dilka.

Al-shabaab warar ay ku faafiyeen barahooda Internet-ka ayaa waxaan ay ku sheeteen Mas’uuliyada weerarka ka dhacay Magaalada Boosaaso ee lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Punland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts