HomeWararHoos u dhac ku yimid wax soo saarka Dalagyada Sh/Dhexe iyo sababta...

Hoos u dhac ku yimid wax soo saarka Dalagyada Sh/Dhexe iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha maamulka Hirshabeelle, Cali xaaji Isgoowe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hoos u dhac uu ku yemid wax soo saarka beeraha ku yaalla deegaanada Hirshabeelle. Wasiirka ayaa tilmaamay in hoos u dhacaan ay keentay fatahaada webigu uu ku sameeyay beeraha dowlad Hoboleedka Hirshabeelle, isagoo sheegay in haddii an xal loo helin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Beeraha maamulka Hirshabeelle, Cali xaaji Isgoowe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hoos u dhac uu ku yemid wax soo saarka beeraha ku yaalla deegaanada Hirshabeelle.

Wasiirka ayaa tilmaamay in hoos u dhacaan ay keentay fatahaada webigu uu ku sameeyay beeraha dowlad Hoboleedka Hirshabeelle, isagoo sheegay in haddii an xal loo helin fatahaada sannad walba webigu uu sameeyo ay tahay arrin adag oo khatar gelineysa dalagyada ka soo go’a beeraha.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii wasiirka ayaa dowladda Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed ee wax heysta ugu baaqay in laga qeyb qaato sidii xal loogu heli lahaa fatahaada soo laa laabatay, taas oo saameyn ku yeelatay beeraha iyo dadka Ku nool deegaanadaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts