HomeWararXaaf oo sheegay in uu buray heshiiskii uu lagalay DFS kana hadlay...

Xaaf oo sheegay in uu buray heshiiskii uu lagalay DFS kana hadlay dhismaha Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shalay dib ugu laabtay magaalada Gaalkacyo waxa uu si adag ga hadlay dhismaha maamulka Galmudug iyo qaabka dowladdu ay uga waddo arrintaas. Xaaf ayaa marka hore shaaciyay in uu ka laabtay heshiiskii uu la galay dowladda Soomaaliya eek u aaddanaa dhismaha Glmdug,waxaana uu ku eedeyay in ay bedeshay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shalay dib ugu laabtay magaalada Gaalkacyo waxa uu si adag ga hadlay dhismaha maamulka Galmudug iyo qaabka dowladdu ay uga waddo arrintaas.

Xaaf ayaa marka hore shaaciyay in uu ka laabtay heshiiskii uu la galay dowladda Soomaaliya eek u aaddanaa dhismaha Glmdug,waxaana uu ku eedeyay in ay bedeshay Odayaashii saxda ahaa ee Galmudug.

- Advertisement -

Waxa uu faray hay’adaha dastuuriga ah ee maamulka Glamudug in ay dib ugu soo laabtaan xafiisyadooda ugu dambayn 15-ka bishaan si ay dib ugu bilaabaan shaqooyinkii loo igmaday.

Dhinaca kalana waxa uu tilmaamay muddo laba Sano ah oo uu joogay deegaanada Galmudug in ay ku dhinteen 35-qof isaga oo tilmaamay in haatan tirda dadka 6-dii bil oo uu ka maqnaa ku dhintay ay gaarayaan 130-ruux sida uu halka u dhigay.

Hakaan Ka Akhriso Qoraalka

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts