HomeWararKenya oo war ka soo saartay weerar Al-shabaab ay ka geysteen Laamuu

Kenya oo war ka soo saartay weerar Al-shabaab ay ka geysteen Laamuu

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Milatariga dalka Kenya ayaa sheegaya iney dileen afar nin oo la aaminsan yahay iney ka dambeeyeen weerarkii khamiistii lagu qaaday bas mararay meel u dhow magaalo xeebeedka Lamu waxaana halkaasi lagu dilay 3 qof halka dhawr kalana uu dhaawac ka soo gaaray ka dib markii dableey hubeysan ay raasaas oodda uga qaaden baska. Maleeshiyada looga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milatariga dalka Kenya ayaa sheegaya iney dileen afar nin oo la aaminsan yahay iney ka dambeeyeen weerarkii khamiistii lagu qaaday bas mararay meel u dhow magaalo xeebeedka Lamu waxaana halkaasi lagu dilay 3 qof halka dhawr kalana uu dhaawac ka soo gaaray ka dib markii dableey hubeysan ay raasaas oodda uga qaaden baska.

Maleeshiyada looga shakinsan yahay iney weeraka soo qaadeen ayaa waxaa la dilay saacada un ka dib markii dableey aad u hubeysan ay weerar ku qaadeen gaari bas ah, kaasi oo ka dhacay magaalo-xeebeedka Lamu ee dalka Kenya.

- Advertisement -

Booliska ayaa sidoo kale gacanta ku haya nin la qabtay xilliga hawl galka oo looga shakinsan yahay inuu ka mid ahaa dableydaasi.

Xilligi uu weerarka dhacayay waxaa la sheegay in dhawr qof oo ka tirsanaa rakaabkii saarnaa baska ay u carareen keyn halkaasi u dhaweyd oo inta badan sida la sheegey ay ku dhuumaaleystan dagaalamyaasha ururka Al-shabaab.

Al-shabab ayaa sheegtay in ay ka dambeysay weerarkaas lagu qaaday Basas marayay deegaanka xeebta ah ee Laamuu halkaas oo ay tilmaameen in ay ku dileen ku dhawaad 4-qof oo Kirishtaan ah kadib markii sida ay sheegeen ay kala sooceen dadka saarnaa Basaska.

- Advertisement -

Dalkani Kenya ayaa heegan sare ku jiray xilliyadii ciidda masiixiga ee Kirismaska iyo dabaaldegga sannadka cusub, kadib warbixino ay soo saareen sirdoonka kuwaasi oo tibaaxayay in Al-Shabab ay qaadi karaan weeraro.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts