HomeWararDowladda Somalia oo ka hadashay xaaladda Caafimaad ee dhawacyadii loo qaaday Qatar

Dowladda Somalia oo ka hadashay xaaladda Caafimaad ee dhawacyadii loo qaaday Qatar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano oo ah Safiirka Dowladda Soomaaliya u jooga  dalka Qatar ayaa ka warbixiyay xaaladda xaafimaad ee bukaanadii ku waxyeeloobay qaraxii Ex-koontarool ee loo qaaday dalka Qatar. Safiirka Soomaaliya ee Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano ayaa sheegay in ay soo hagaagayso xaaladda caafimaad dhammaan bukaanadii loo qaaday dalkaas isla markaana ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano oo ah Safiirka Dowladda Soomaaliya u jooga  dalka Qatar ayaa ka warbixiyay xaaladda xaafimaad ee bukaanadii ku waxyeeloobay qaraxii Ex-koontarool ee loo qaaday dalka Qatar.

Safiirka Soomaaliya ee Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano ayaa sheegay in ay soo hagaagayso xaaladda caafimaad dhammaan bukaanadii loo qaaday dalkaas isla markaana ay helaan daaweyn wanagsan.

- Advertisement -

Isga  oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa shaaca ka qaaday  in dhaawacyada oo ahaa 23 qof la geeyay isbitaalka dhexe ee dalka Qatar, waxaana uu sheegay in 3-dex ka mid ah laga soo saaray Isbitaalka kadib markii ay soo hagagtay xaaladdooda cafimaad laguna daaweynayo goobo kale oo maadaba sidii hore ay ka wanaagsanyihiin.

Dalalka Turkiga iyo Qatar ayaa loo qaaday dhaawacyadii ugu badnaa qaraxii 28-ka bishii hore ka dhacay EX-koontarool Afgooye oo ay ku dhinteen in ka bada 80-qof 149 kalana ay ku dhaawacmeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts