HomeWararCiidamada DANAB oo Maanta la wareegay deegaano Cusub

Ciidamada DANAB oo Maanta la wareegay deegaano Cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guutada 16aad ee kumaandoosta Danab oo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa maanta gobalka shabeellaha Hoose ka fuliyay Howl-gal ballaaran oo qorshihiisu ahaa in Al-shabaab looga xoreeyo deegaannada ay kaga sugan yihiin Gobolkaas. Ciidanka kamaandoosta ayaa si buuxda Al-shabaab uga xoreeyay Tuulooyinka Moradiinle, Buula Miskiin, Macallinka, Baladul Amiin, Raqayle, Sabriye iyo Buula Bashiir. Taliyaha Guutada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guutada 16aad ee kumaandoosta Danab oo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa maanta gobalka shabeellaha Hoose ka fuliyay Howl-gal ballaaran oo qorshihiisu ahaa in Al-shabaab looga xoreeyo deegaannada ay kaga sugan yihiin Gobolkaas.

Ciidanka kamaandoosta ayaa si buuxda Al-shabaab uga xoreeyay Tuulooyinka Moradiinle, Buula Miskiin, Macallinka, Baladul Amiin, Raqayle, Sabriye iyo Buula Bashiir.

- Advertisement -

Taliyaha Guutada 16aad ee Danab G.le Ismaaciil ayaa sheegay in 20 kamid ah Alshabaab lagu dilay intii uu socday howlgalka waa sida uu hadalka u dhigay.

Taliye Ismaaciil ayaa sheegay inay sii wadayaal howl-gallada inta Al-shabaab laga saarayo dhammaan deegaannada ay sugan yihiin Gobolka Shabeellaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts