HomeWararMaxaa looga hadlay kulan dhexmaray Safiirka  Imaaraadka Carabta ee Somalia iyo James...

Maxaa looga hadlay kulan dhexmaray Safiirka  Imaaraadka Carabta ee Somalia iyo James Swan?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u Fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta Xarunta Safaaradda Imaaraadku ay ku leedahay Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Jemis Swan. Kulankaan lagama bixin faahfaahin dheeraad ah haseyeeshee Qoraal oo lagu daabacay barta rasmiga ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u Fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta Xarunta Safaaradda Imaaraadku ay ku leedahay Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Jemis Swan.

Kulankaan lagama bixin faahfaahin dheeraad ah haseyeeshee Qoraal oo lagu daabacay barta rasmiga ah ee Twitterka Safaaradda Imaaraadka Carabta ayaa lagu baahiyay sawirro muujinayay kulanka.

- Advertisement -

Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan ayaa dhowaan dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib muddo ku dhawaad sanad ah oo uu ka maqnaa magaalada Muqdisho, markii u horeysay ee uu soo muuqdo sanadkaas kadibna waxa ay ahyed furitaankii Machadka Tababarada Diblomaasiyadda kaas oo ay maalgelisay dwladda Qatar.

Saameynta Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya ayaa aad hoos ugu dhac tan iyo markii dowladda fedraalka Soomaaliya ay xayiraadda saartay  diyaarad ay laheyd  dowladda Imaaraadkataas oo sidday ku dhawaad 10 milyan oo dollar,markii dambana ay la wareegtay dowladda Soomaaliya,iyada oo Imaaraadku ku eedeyeen Soomaaliya in ay meel uga dheceen arrimha diblumaasiyadda caalamka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts