HomeWararSawirro:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay hoggaanka madasha Xisbiyada Qaran

Sawirro:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay hoggaanka madasha Xisbiyada Qaran

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo xalay hooygiisa magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran oo ay hogaaminayeen Madaxweynayaashii Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Kulan oo ahaa mid is xogwaraysi waxaa masuuliyiintaan ay waxa iska weydiiyeen xaaladda Siyaasadeed ee dalka ammaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo xalay hooygiisa magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran oo ay hogaaminayeen Madaxweynayaashii Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulan oo ahaa mid is xogwaraysi waxaa masuuliyiintaan ay waxa iska weydiiyeen xaaladda Siyaasadeed ee dalka ammaanka iyo arrimaha doorashada ee 2020/2021,iyada oo aad loogu lafa guray dorashada soo socota iyo sidii ay ku dhici laheyd.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xog kasiiyay madaxda ansixinta sharciga doorashooyinka ee maalma ka hor ay meelmariyeen,waxaana kulanka intiisa badan looga hadlay arrimaha doorashada.

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dhankooda la wadaagay guddoomiyaha dareenkooda ku aaddan dooashada iyo qaabka ugu haboon ee ay ku dhici karto madaama la meel mariyay Sharciga doorashooyinka qaranka.

28-ka bishaan ayay aheyd markii golaha shacabka Soomaaliya ay meel mariyeen Sharciga doorashooyinka Qaranka oo walaac badani uu ka taagna goluhuna dood kulul ay ka yeesheen dhowr Tdobaad,iayada oo loo gudbin doono dhibaanada Aqalka sare si iyana dhankooda ay uga doodaan.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts