HomeWararDhageyso:- Gole deegaan oo loo samaynayo degmada Diinsoor

Dhageyso:- Gole deegaan oo loo samaynayo degmada Diinsoor

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa ka hadlay xaladda guud ee degmada Diinsoor ee gobolka Baay isaga oo sheegay in ay wadaan qorshe maamul loogu samaynayo degmada Diinsoor. Maxamed Abuukar Cabdi ayaa sheegay in muddo dheer uu soo jiitamayay lagana fakaray qorshaha golaha deegaanka loogu samaynayo degmadaasi,dhinaca kalana waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa ka hadlay xaladda guud ee degmada Diinsoor ee gobolka Baay isaga oo sheegay in ay wadaan qorshe maamul loogu samaynayo degmada Diinsoor.

Maxamed Abuukar Cabdi ayaa sheegay in muddo dheer uu soo jiitamayay lagana fakaray qorshaha golaha deegaanka loogu samaynayo degmadaasi,dhinaca kalana waxa uu tilmaamay in uu kaga mahadcelinayo dadka deegaanka sida wanaagsan ee ay uga shaqeynyaan arrintaa.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka oonfur-galbeed ayaa tilmaamay kaliya in aysan ku ekaan doonin barnaamijka golaha deegaanka hase’ahaatee la gaarsiin doono dhammaan degmooyinka kale .

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts