HomeWararXildhibaanada labada Gole oo kulan wadajir ah yeelanaya

Xildhibaanada labada Gole oo kulan wadajir ah yeelanaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka fedraalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale kulan wadajir ah waxa ay ku yeelanayaan xaruntooda Villa Hargaysa kuna dhextaalla madaxtooyada Soomaaliya. Xildhidhibaanada ayaa maanta ka doodaya akhrinta 3-aad ee Miisaaniyada dowladda ee 2020,kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay akhrinta1-aad iyo 2-aad ay soo mariyeen,iyaga oo maanta meelmarinya. Kulankoodii ugu ambeeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka fedraalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale kulan wadajir ah waxa ay ku yeelanayaan xaruntooda Villa Hargaysa kuna dhextaalla madaxtooyada Soomaaliya.

Xildhidhibaanada ayaa maanta ka doodaya akhrinta 3-aad ee Miisaaniyada dowladda ee 2020,kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay akhrinta1-aad iyo 2-aad ay soo mariyeen,iyaga oo maanta meelmarinya.

- Advertisement -

Kulankoodii ugu ambeeyay ee Shalay oo Isniin aheyd ay ku yeesheen xildhibaanada labada Aqal xarunta Villa Hargaysa ayay aad waxa ay uga oodeen Miisaaniyada dowladda ee 2020.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts