HomeWararGuddi loo saaray Israsaaseyn xalay ka dhacday Magaalada Dhuusa-Mareeb

Guddi loo saaray Israsaaseyn xalay ka dhacday Magaalada Dhuusa-Mareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Fiidnimadii hore ee xalay ayay aheyd markii israsaaseyn socotay muddo kooban ay magaalada Dhuusa Mareeb ku dhexmartay ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa ilaalo ka ahaa xrada Inji oo ay deganyihiin hogaanka Ahlu-sunna Waljamaaca. Intaasi kadibna Ra’iisl-Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si deg deg ah iskugu yeeray laamaha ammaanka ee magaalada Dhuusa-mareeb […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fiidnimadii hore ee xalay ayay aheyd markii israsaaseyn socotay muddo kooban ay magaalada Dhuusa Mareeb ku dhexmartay ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa ilaalo ka ahaa xrada Inji oo ay deganyihiin hogaanka Ahlu-sunna Waljamaaca.

Intaasi kadibna Ra’iisl-Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si deg deg ah iskugu yeeray laamaha ammaanka ee magaalada Dhuusa-mareeb iyo wasiirka arrimaha guaha dowladda fedraalka Soomaaliya isaga oo kala shiray sidii ay u dhacday shaqaaqadii ka dhacday bartamaha magaalada.

- Advertisement -

Dhinaca kalana dhacdadaas Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddi u saaray arrintaassi baaritaano dheeraad ah ugu sameeyaan Israsaaseyntaas ka dhacday xarunta Inji oo ay deganyihii madaxda Ahlu-sunna iyo qaar ka mid ah xildhibaanadii 20-ka ahaa ee lasiiyay Ahlu-sunna Waljamaaca.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts