HomeWararAl-shabaab oo war ka soo saartay qaraxii ka dhacay Ex-koontarool Afgooye

Al-shabaab oo war ka soo saartay qaraxii ka dhacay Ex-koontarool Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Alshabaab ayaa caawa war ka soo saartay qaraxii dhimashada iyo dhaawaca badan geystay ee Sabtidii ka dhacay Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho,sidoo kalana waxa ay bidhaamiyeen cidda ay la damacsanaayeen. Afhayeenka Alshabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo soo duubay fariin cod ah oo soconaysay 24-daqiiqo iyo 27-ilbiriqsi ayaa aad waxa uu uga hadlay weerarkaas,waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Alshabaab ayaa caawa war ka soo saartay qaraxii dhimashada iyo dhaawaca badan geystay ee Sabtidii ka dhacay Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho,sidoo kalana waxa ay bidhaamiyeen cidda ay la damacsanaayeen.

Afhayeenka Alshabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo soo duubay fariin cod ah oo soconaysay 24-daqiiqo iyo 27-ilbiriqsi ayaa aad waxa uu uga hadlay weerarkaas,waxa uu sheegay Afhayeenka Alshabaab in weerarka lala damacsanaa kolonyo la socdeen saraakiil Turki ah iyo ciidami Soomaali ah oo maraysay Ex-koontarool isla markaana uu khasaare lixaadle Ka soo gaaray sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa uu soo hadal qaaday khasaaeaha soo gaaray dadkiishacabka ahaa ee marayay halkaas,isaga oo tilmaamay in uu u tacsiyaynayo Ehladooda shegayna in waxa uu ugu yeeray cadawgu ay ku xanibeen Koontaroolka sidaasna uu khasaaruhu ku dhacay.

Cali Dheere ayaa Khudbaddiisa u sheegay in aysan raali ka aheyn daadinta dhiigga dad shacab ah hase’ahaatee aad uga xunyahay khasaaraha nafta iyo maalka leh ee  ka soo gaaray qaraxii weynaa ee ka dhacay halkaasi.

Turkiga ayuu ku eeedeyay in ay yihii waxa uu uvu yeeray cawad ku soo duulay Somalia isaga oo intaas sii raaciyay in ay dan gooni ah ka leeyihiin dhismaha wadada Isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

- Advertisement -

Hadalkaan ka soo yeeray Alshabaab ayaa ku soo beegmaya xili hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA ay shaacisay in madaxda dowladda ay u gudbisay warbixin hordhac ah oo cadeynaysa in dal shisheeye uu ka dambeeyay qaraxii ka dhacay EX-koontarool Afgooye waloow aysan shaacin magaca dalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts