HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo kulamo kala duwan ka bilaabaya Dhuusa-Mareeb

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulamo kala duwan ka bilaabaya Dhuusa-Mareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa halkaasi waxa uu ka wadaa kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo masuuliyiin Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Ra’iisul Wasaaraha oo u tegay magaalaa Dhuusa-Mareeb dhamaystirka dhismaha maamulka Galmudug waxa uu kulamo kala duwan uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa halkaasi waxa uu ka wadaa kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo masuuliyiin Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha oo u tegay magaalaa Dhuusa-Mareeb dhamaystirka dhismaha maamulka Galmudug waxa uu kulamo kala duwan uu la qaadanayaa hogaanka Ahlu-sunna Waljamaaca,Oayaasha dhaqanka,iyo qeybaha kale ee bulshada galmudug isaga oo kala hadli doona dar-dargelinta dhismaha Galmudug.

- Advertisement -

Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Dhuusa-Mareeb looga dhawaaqo xildhibaanada cusub ee baalamaanka Galmudug ee Odayaashu ay ku howlanyihiin soo xuliddooda in kasta oo Ahlu-subba ay goor hore ku dhawaaqday 20-ka xildhibaan ee laga siiyay baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts