HomeWararMadaxweyneyaashii hore ee dalka oo booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho

Madaxweyneyaashii hore ee dalka oo booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Booqday Isbitaalada ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay Qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Muqdisho. Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa kormeeray qolalka ay ku jiraan dadka dhaawacyada qaba, iyagoona Alle uga baryay inuu Caafimaad Deg deg ah siiyo. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Booqday Isbitaalada ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay Qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Muqdisho.

Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa kormeeray qolalka ay ku jiraan dadka dhaawacyada qaba, iyagoona Alle uga baryay inuu Caafimaad Deg deg ah siiyo.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyneyaashii ee hore ee Soomaaliya ayaa tacsi u ditay Ehelada dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Ugu dambeyntii Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay gurmad deg deg ah u sameeyaan dadka Isbitaalada ku jira ee u baahan xaalad Caafimaad.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxa, waxaana ku geeriyooday 73 ruux, iyadoona ay ku dhaawacmeen 52 qof, waxaana ku jiray Arday dhiganeysay Jaamacadda Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts