HomeWararDAAWO:-Taabid Cabdi oo si adeg uga hadlay Qaraxii Maanta ee Muqdisho

DAAWO:-Taabid Cabdi oo si adeg uga hadlay Qaraxii Maanta ee Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho. Taabid Cabdi ayaa sheegay inuu murugada la qeybsanayo Ehelada dadkii shacabka ee Maanta ku waxyeeloobay Qaraxii Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye, isagoo tacsi u diray dadkii halkaas ku geeriyooday, halka ku dhaawacmay uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Taabid Cabdi ayaa sheegay inuu murugada la qeybsanayo Ehelada dadkii shacabka ee Maanta ku waxyeeloobay Qaraxii Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye, isagoo tacsi u diray dadkii halkaas ku geeriyooday, halka ku dhaawacmay uu Alle Caafimaad uga baryay inuu siiyo.

- Advertisement -

Isaga oo la hadlaayay Warbaahinta Dalsan ayuu Taabid Cabdi Maxamed shacabka iyo hay’addaha kala duwan ee dowladda ugu baaqay inay gurmad deg deg ah u sameeyan dadkii ku dhaawacmay Qaraxaas, isla markaana ay dhiig u shubaan dadka.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxa, waxaana ku geeriyooday 73 ruux, iyadoona ay ku dhaawacmeen 52 qof, waxaana ku jiray Arday dhiganeysay Jaamacadda Banaadir.

Hoos ka DAAWO maamulka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts