HomeWararTurkiga oo ka hadlay Muwaadiniin uga dhimatay Qaraxii Muqdisho

Turkiga oo ka hadlay Muwaadiniin uga dhimatay Qaraxii Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay Qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalaa Muqdisho, kaasi oo geystay Khasaaro aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dadka ku dhintay qaraxaas musiibada ahaa ayaa u badan dad shacab ah iyo Arday u socotay goobo waxbarsho, waxaana ku jiray Arday dhiganeysay Jaamacadda Banaadir. Safiirka dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay Qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalaa Muqdisho, kaasi oo geystay Khasaaro aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dadka ku dhintay qaraxaas musiibada ahaa ayaa u badan dad shacab ah iyo Arday u socotay goobo waxbarsho, waxaana ku jiray Arday dhiganeysay Jaamacadda Banaadir.

- Advertisement -

Safiirka dowladda Turkiga ee u fadhiga Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa sheegay in qaraxii saakay ay uga dhinteen laba ruux oo u dhashay dowladda Turkiga, kuwaasi oo Isgoyska Ex-koontarool marayay xiliga uu qaraxu dhacayay.

In ka badan 30-ruux ayaa ku geeriyootay qaraxaas Ismiidaaminta ahaa, halka ku dhawaad 100 qof ay ku dhaawacmeen, waxaana la dhigay Xarumaha Caafimaad eek u yaalla Magaalada Muqdisho si loogu dabiibo xaaladood Caafmaad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts