HomeWararAxmed Madoobe oo ka hadlay Qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay Muqdisho

Axmed Madoobe oo ka hadlay Qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaas oo ahaa mid loo adeegsaday gaari nooca xamuulka qaada ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa aya geystay Khasaaro aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaas oo ahaa mid loo adeegsaday gaari nooca xamuulka qaada ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa aya geystay Khasaaro aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa tacsi u diray ehelada dadkii waxyeeladu kasoo gaartay Qaraxii ka dhacay isgooyska EX Contoral Afgooye halkaas oo ay ku naf waayeen Dad shacab ah oo u badnaa arday u socotay goob waxbarasho, kuwaasi oo ay ku jireen Arday dhigaanayay Jaamacadda Banaadir.

Waxaa uu Madaxweynahu xusay in uu xanuunka la qaybsanayo ehelada dadkooda ku waayay masiibadan halkaas ka dhacday.

Sidoo kale Axmed Madoobe wuxuu dadka halkaas ku geeriyooday Allah uga baryay in uu naxariistii jano ka waraabiyo sidoo kalana kuwa dhaawaca ah ayuu u rajeeyay Caafimaad deg deg ah.

- Advertisement -

In ka badan 30-ruux ayaa ku geeriyootay qaraxaas Ismiidaaminta ahaa, halka ku dhawaad 100 qof ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo u badan dad shacab ah oo xiligaas goobta ku sugnaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts