HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan uga socda Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan uga socda Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa haatan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho uga socda Kulanki 2aad ee Kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka. Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoomiyaha ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibrahim Muudey iyo Guddomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Mudane Mahad Cabdallada Cawad,waxaana uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa haatan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho uga socda Kulanki 2aad ee Kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka.

Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoomiyaha ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibrahim Muudey iyo Guddomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Mudane Mahad Cabdallada Cawad,waxaana uu kooramka ku furmay 143 Mudane.

- Advertisement -

Ugu Horreyntii Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Cod u Qaaday Xubinimada Guddiga Madax banaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane (Aadan Cabdinaasir Maxamed),waxaana u Codeysey 143 Xildhiban, majirin Xildhibaan diiday ama ka aamusay.

Ajendayaasha  kulanka Maanta ayaa kala ah

U Codeyn Ansixintanta Xubin Magacaaban Guddiga Madax Banaan Doorashoyinka Qaranka

- Advertisement -

Akhrinta 2aad Hindise Sharciyeedka Dakhliga

Qeybinta Axdiga Ilaalinta Hanti-dhaqameedka Xilliyada Colada

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts