HomeWararSheekh Shaakir oo la kulmay Guddiga soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka

Sheekh Shaakir oo la kulmay Guddiga soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maxada Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Guddiga KMG ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo shalay halkaas gaaray. Kulanka Sheekh Shaakir uu la qaatay Guddiga soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi,waxaana labada dhinac ay uga wada hadleen xaalada siyaasadeed ee Galmudug iyo arrimo kale. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxada Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Guddiga KMG ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo shalay halkaas gaaray.

Kulanka Sheekh Shaakir uu la qaatay Guddiga soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi,waxaana labada dhinac ay uga wada hadleen xaalada siyaasadeed ee Galmudug iyo arrimo kale.

- Advertisement -

Sidoo kale Kulanka ay wada-qaateen Gudiga iyo Madaxa Xukumadda ayaa waxaa ku wehlinayay Wasiiro ka tirsan Galmudug oo ku sugan Dhuusamareeb.

Guddiga KMG ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka ayaa Dhuusamareeb ka wada kulamo wadatashi ah,iyagoona maalmahan socdaal ku marayay dowlad goboleed-yada dalka ka jira si ay u dhageystaan talooyinka la xiriira Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts