HomeWararGanacsato dhac loogu geystay Magaalada Nairobi iyo dad loo xiray

Ganacsato dhac loogu geystay Magaalada Nairobi iyo dad loo xiray

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamo ka tirsan Booliska Kenya ayaa xalay saqdii dhexe fal dhac ah ka geystay hoy la seexdo oo ku yaalla wadada labaad ee Xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee Islii Magaalada Nairobi. Wararka laga helayo Xaafada Islii ayaa wxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dhacay labada Nin oo gacansato ah,kuwaasi oo heystay lacag lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Booliska Kenya ayaa xalay saqdii dhexe fal dhac ah ka geystay hoy la seexdo oo ku yaalla wadada labaad ee Xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee Islii Magaalada Nairobi.

Wararka laga helayo Xaafada Islii ayaa wxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dhacay labada Nin oo gacansato ah,kuwaasi oo heystay lacag lagu qiyaasay 60,000 oo dollar.

- Advertisement -

Weerarka dhaca ayaa waxaa geystay 6 qof oo saddex kamid ah ay yihiin Ciidamo ka tirsan Booliska dalka Keyna,waxaana la sheegay in la soo xiray Askarta halka mid kalena uu baxsaday.

Booliska Kenya ayaa waxaa uu sheegay in Askarta loo xiray falka dhaca ah,sidoo kale lala xiray Nin u dhashay dalka Cameroon oo ku hubeysnaa,kaasi oo la qabtay xiliga uu dhacayay falkaas burcadnimada ah.

Labada ganacsade ee la dhacay ayaa weli la shaacin magacyadooda iyo dalalka ay u dhasheen.

- Advertisement -

Sidoo kale Ganacsata  ayaa waxaa ay sheegeen in xalay guriga loogu soo jabiyay,isla markaana ay qol ugu soo galeen 6 ruux oo hubeyan,iyagoona lagu  armay inay soo wareejiyaan lacagta Kaashka ah ay heystaan,isla markaana sidaas looga  qaatay 60,000 oo dollar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts