HomeWararSawirro:-Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Camaara

Sawirro:-Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Camaara

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka ee Qaybta 21-aad oo uu hogaaminayo Taliyaha Qaybta Gen Cabdicasiis Cabdullaahi “Qooje” ayaa Howlgal Qorsheysan ku gaaray Degmada Camaara ee Gobolka Mudug. Howlgalkan oo ah mid ballaaran ayay Ciidamadu ku galeen dhamaanba Xaafada Camaara iyagoo Shacabka Halkaa degan ka xog Wareysanaya xaalad deegaanka iyo arrimo kale. Taliyaha Qaybta 21-aad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka ee Qaybta 21-aad oo uu hogaaminayo Taliyaha Qaybta Gen Cabdicasiis Cabdullaahi “Qooje” ayaa Howlgal Qorsheysan ku gaaray Degmada Camaara ee Gobolka Mudug.

Howlgalkan oo ah mid ballaaran ayay Ciidamadu ku galeen dhamaanba Xaafada Camaara iyagoo Shacabka Halkaa degan ka xog Wareysanaya xaalad deegaanka iyo arrimo kale.

- Advertisement -

Taliyaha Qaybta 21-aad Gen “Qooje” oo la hadley shacabka Camaara ayaa u sheegey in Ciidamadu ay horay usii socon doonaan Qorshuhuna yahay in la gaaro dhamaanba Deegaanada kale ee aan Xorta aheyn.

Gaadiidka Dagaalka ee Xoogga Dalka ayaa si rasmi ah ugu sugan Wadooyinka Camaara waxaana halkaas ku soo Dhaweeyay Ciidamada Shacabka Camaara.

Taliska 21-aad ayaa mudooyinkii dambe howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ay ka fuliyaan deegaano ka tirsan dowlad Goboleedka Galmudug iyo Hirshabeelle.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts