HomeWararQarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Goob ay ka socotay Xaflad Aroos

Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Goob ay ka socotay Xaflad Aroos

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qarax ka dhacay Magaalada Kabul ee caasimada Afqanistaan ayaa waxa dhashay khasaaro. Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday goob ay ka socotay xaflad aroos ,waxaana laga cabsi qabaa in khasaaro badan uu jiro. Dad goobjogayaal ah ayaa BBC u sheegay in qof isku soo xiray walxaha qarxa uu is qarxiyay xilli lagu guda jiray xafladda arooska. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax ka dhacay Magaalada Kabul ee caasimada Afqanistaan ayaa waxa dhashay khasaaro.

Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday goob ay ka socotay xaflad aroos ,waxaana laga cabsi qabaa in khasaaro badan uu jiro.

- Advertisement -

Dad goobjogayaal ah ayaa BBC u sheegay in qof isku soo xiray walxaha qarxa uu is qarxiyay xilli lagu guda jiray xafladda arooska.

Goobjoogayaasha ayaa waxay sidoo kale sheegeen in ay arkeen maydad.

Deegaanka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa u badan dadka haysta madhabta Shiicada.

- Advertisement -

Ma jirto koox sheegatay masuuliyada qaraxan oo ka dhacay bariga caasimada Kabul.

Xiisad ayaa si aad ah u kacsanayd inkastoo ay jirto in Mareykanka iyo Taalibaan sida la sheegay ay qarka u saaran yihiin heshiis nabadeed.

Qaraxan Ayaa ku soo beegamaya iyada oo 10 maalood ka hor qarax xooggan lala beegsaday afaafka hore ee salhig booliis oo ku yaalla magaalada Kabul,waxaana ku dhintay 14 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts