HomeWararHowlgal dad lagu soo qabtay oo laga sameeyay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Howlgal dad lagu soo qabtay oo laga sameeyay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa howlgalka intiisa badan ka sameeyeen Xaafadda Juungal ee degmadda Yaaqshiid,isla markaana waxaa ay kusoo qab qabteen dad u badan Dhalinyaro,kuwaasi oo ku sugnaa Juungal. Dadkii lagu soo qabtay Howlgalka ayaa […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Ciidamada ayaa howlgalka intiisa badan ka sameeyeen Xaafadda Juungal ee degmadda Yaaqshiid,isla markaana waxaa ay kusoo qab qabteen dad u badan Dhalinyaro,kuwaasi oo ku sugnaa Juungal.

- Advertisement -

Dadkii lagu soo qabtay Howlgalka ayaa waxaa la sheegay in Ciidamada ay isugu geeyeen goob barxad,iyagoona weydiinayay Su’aallo dhowr ah oo la xiriira dhanka amniga,isla markaana qaarkood sii daayay dhalinyarada.

Sidoo kale inta uu howlgalka socday ayaa Ciidanka dowladda waxaa ay baaritaano ku sameenayeen Guriyo ku yaalla Xaafaddo ka tirsan Degmada Yaaqshiiq ee Gobolka Banaadir.

Howlgalkii xalay Ciidanka dowladda ay ka sameeyeen Degmada Yaaqshiiq ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga degmooyinka Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories