HomeWararAkhriso:-Puntland oo Amar kusoo Rogtay Hay’addaha Caalamiga ee G/Mudug

Akhriso:-Puntland oo Amar kusoo Rogtay Hay’addaha Caalamiga ee G/Mudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warqad kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ee dowlad Goboleedka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa waxaa Amar lagu dul-dhigay dhammaan Hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ee ka howlgala gudaha Gobolkaas. Qoraalka uu soo saaray maamulka Gobolka Mudug ayaa waxaa hay’addaha Caalamiga iyo kuwa gudaha lagu wargeliyay in dhaq-dhaqaaqyadooda shaqo la socodsiiyaan maamulka Gobolka si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warqad kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ee dowlad Goboleedka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa waxaa Amar lagu dul-dhigay dhammaan Hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ee ka howlgala gudaha Gobolkaas.

Qoraalka uu soo saaray maamulka Gobolka Mudug ayaa waxaa hay’addaha Caalamiga iyo kuwa gudaha lagu wargeliyay in dhaq-dhaqaaqyadooda shaqo la socodsiiyaan maamulka Gobolka si loola socodo howlaha ay ka qabanayan Degmooyinka ka tirsan Mudug.

- Advertisement -

Sidoo kale Hay’addaha ayaa waxaa lagu amray in aysan qaban karin shaqo uusan maamulka Gobolka Mudug ogeyn,isla markaana loo baahan yahay in waxkasto ay la socodsiiyaan maamulka.

Ugu dambeyntii Guddoomiyeyaaasha Degmooyinka Gobolka Mudug ayaa waxaa la faray in hay’addaha Caalamig ah iyo kuwa gudaha ee raba inay ka howlgalaan Degmooyinkooda ku xiraan howlahooda shaqo ogolaanshaha maamulka Gobolka Mudug.

Hoos ka Akhriso  Amarka ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ee dowlad Goboleedka Puntland.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts