HomeWararFaah faahin:-Ciidamo ka tirsan Dowladda oo Qarax lala Eegtay

Faah faahin:-Ciidamo ka tirsan Dowladda oo Qarax lala Eegtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya qarax miino lagula eegtay deegaano ka tirsan Gobolkaas. Ciidamada ayaa waxaa uu qaraxa ku qabsaday xili ay socdaal ku marayeen inta u dhaxeysa deegaanka Nambar 60 iyo Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoos […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya qarax miino lagula eegtay deegaano ka tirsan Gobolkaas.

Ciidamada ayaa waxaa uu qaraxa ku qabsaday xili ay socdaal ku marayeen inta u dhaxeysa deegaanka Nambar 60 iyo Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoos ,waxaana ka dhashay Khasaaro kala duwan.

- Advertisement -

Qaraxaasi oo ahaa Miino dhulka lagu aasay ayaa waxaa uu haleelay gaari nooca dagaalka oo ay saarnaayeen Ciidamada,waxaana ku geeriyooday 5 Askari oo gaariga la socday,waxaana wararka qaar ay sheegayaan inuu dhaawac jiro.

War qoraal ah oo lagu daabacay baraha Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada qaraxii ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Nambar 60 iyo Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts