HomeWararSawirro:-Wakiilka QM ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar iyo kulan ka socda

Sawirro:-Wakiilka QM ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar iyo kulan ka socda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa gaaray Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan,iyadoo halkaas  lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha Jowhar ayaa waxaa James Swan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare,ku-xigeenkiisa,Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Mas’uuliyiin kale. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa gaaray Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan,iyadoo halkaas  lagu soo dhaweeyay.

Garoonka diyaaradaha Jowhar ayaa waxaa James Swan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare,ku-xigeenkiisa,Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wakiilka Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo xubno la socda ayaa kulan uga soconayaa Magaalada Jowhar.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa arrimo la xiriira Ammaanka, Siyaasadda, Cadaaladda, iyo arrimo kale oo la xiriira Hirshabelle.

Kulanka Waxaa Goob joog ka ah Guddoonka Baarlamanka Hirshabeelle, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Hirshabelle.

- Advertisement -

Wafdiga ayaa inta Jowhar ay ku suganyihiin waxa kulamo gooni gooni ah ay la qaadan Doonaa qaar ka mid ah wasaaradaha dowlad Goboleedka Hirshabelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts