HomeWararAkhriso:-Waqtiga la Aasayo Abwaan Sangub oo la shaaciyay

Akhriso:-Waqtiga la Aasayo Abwaan Sangub oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa Maanta Berri oo Jimco ah lagu wadaa in Aas Qaran loogu sameeyo Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise “Sangub”. Abwaan Sangub oo kamid ahaa Abwaanada ugu weynaa taariikhda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maalmo ka hor ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya,kadib markii maalmihii la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa Maanta Berri oo Jimco ah lagu wadaa in Aas Qaran loogu sameeyo Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise “Sangub”.

Abwaan Sangub oo kamid ahaa Abwaanada ugu weynaa taariikhda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maalmo ka hor ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya,kadib markii maalmihii la soo dhaafay halkaasi uu ku xanuunsanayay.

- Advertisement -

Aaska Abwaanka ayaa waxaa ka qeyb geli doona Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo isugu jira Xildhibaano, Fanaaniin, Abwaano iyo Masuuliyiin ka socota Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda,kuwaasi oo Maanta u ambabaxay dalka Itoobiya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts