HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda Dowladda oo lagu soo dhaweeyay Addis Ababa

Sawirro:-Wafdi ka socda Dowladda oo lagu soo dhaweeyay Addis Ababa

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wafdigan uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Addis Ababa ku soo dhaweeyay Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka ee Dowlada deeganka Soomaalida Eng Hamdi Axmed Omar iyo Diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliyeed ee Itoobiya. Wafdiga uu Wasiir Oomaar hogaaminayo oo ka kooban […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdigan uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Addis Ababa ku soo dhaweeyay Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka ee Dowlada deeganka Soomaalida Eng Hamdi Axmed Omar iyo Diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliyeed ee Itoobiya.

Wafdiga uu Wasiir Oomaar hogaaminayo oo ka kooban Xildhibaano, Fanaaniin, Abwaano iyo Masuuliyiin ka socota Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa lagu wadaa inay ka qeybgalaan aaska Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise “Sangub” oo dhawaan ku geeriyooday Addi Abba.

- Advertisement -

Maalinta berri ah ayaa lagu wadaa in Marxuun Abwaan Singub lagu aaso Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida.

Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cabdullaahi Ciise “Singub” ayaa ka mid ahaa Abwaanada ugu weynaa taariikhda Ummadda Soomaaliyeed isaga oo sameeyay ruwaayado iyo heeso badan oo caan ka ah Dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts