HomeWararDEG DEG:-Madaxweynihii hore ee Masar oo geeriyooday

DEG DEG:-Madaxweynihii hore ee Masar oo geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynihii hore ee Dalka Masar Maxamed Mursi ayaa ku Geeriyooday Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar,kadib markii uu ka soo muuday Maxkamd ku taalla dalkaas. Maxamed Mursi ayaa Xukunka Masar waxaa looga qaaday agfembiga Millateri,waxaana geeridiisa baahiyay Telefashinka Al Arabiya. Maxamed Mursi ayaa waxaa uu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyay ee si dimoqraadi ah loo soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Dalka Masar Maxamed Mursi ayaa ku Geeriyooday Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar,kadib markii uu ka soo muuday Maxkamd ku taalla dalkaas.

Maxamed Mursi ayaa Xukunka Masar waxaa looga qaaday agfembiga Millateri,waxaana geeridiisa baahiyay Telefashinka Al Arabiya.

- Advertisement -

Maxamed Mursi ayaa waxaa uu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyay ee si dimoqraadi ah loo soo doortay,waxaana 2013-kii loo taxaabay xabsi,kadib markii talada dalka loogala wareegay agfembiga Millateri oo uu hogaaminaayay Madaxweynaha haatan ee dalka Masar Cabdifitaax Al-Sisi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts